Nala Soo Xidhiidh

Email Us

barisbarasho@gmail.com

Address

Via Mac Mahon Milano

Nagu soo biir

    Qurumaadkan laga qayliyey ee qaaq wax kaga siiyay Nin waliba marbuu qaadan jiray qaanso iyo leeb
    qarfo iyo marbuu seexan jiray qalanqal hoostii Hayeeshee quluub wada kirtaa qaniya shekhoow

    Cirka nimanka sahanka u diray ee caadka ka hayaamay cadceeda iyo dayaxa dawladahan caawa kala sheegtay caynkeena soo wada mare iyo caado liitiya cilmigay ku gadheen dadwaa ku cimro qataaye carfi wuxuu ka muuqdaa shacbiga cafimaad qaba

    Hankaa Laysku dhaafay ee Dadkuba Haybta Guud Siman Hoodiyo Nasiib waxaa ku ladhan dhidhid la hoorshaa lama helo wadadoow waxaan cidi ku howshoon.