waxay rabaan inay uga faaideyaan waxay barteen ama yaqanaan dadka walalahooda
Yoolkeenna
waa in kumanaan bulshada somaliyeed ahi ka koradhsadaan cilmi wax utaraya
Qurumaadkan laga qayliyey ee qaaq wax kaga siiyay Nin waliba marbuu qaadan jiray qaanso iyo leeb qarfo iyo marbuu seexan kiray qalanqal hoostii Hayeeshee quluub wada kirtaa qaniya shekhoow
Cirka nimanka sahanka u diray ee caadka ka hayaamay cadceeda iyo dayaxa dawladahan caawa kala sheegtay caynkeena soo wada mare iyo caado liitiya cilmigay ku gadheen dadwaa ku cimro qataaye carfi wuxuu ka muuqdaa shacbiga cafimaad qaba
Hankaa Laysku dhaafay ee Dadkuba Haybta Guud Siman Hoodiyo Nasiib waxaa ku ladhan dhidhid la hoorshaa lama helo wadadoow waxaan cidi ku howshoon.