Ka Baro Wax walba
Ka Baro Goor walba
Ku Baro Goob walba

KU Soo Dhowow Hoygaaga.

Fadlan Daawo Muqaalkan hoose

    Naga mid noqo<>Mahad sanid 

barisbarasho corses

No Course Found
No Course Found
Learners
0
Certifications
0
Instructors
0
Books
0

Qurumaadkan laga qayliyey ee qaaq wax kaga siiyay Nin waliba marbuu qaadan jiray qaanso iyo leeb
qarfo iyo marbuu seexan jiray qalanqal hoostii Hayeeshee quluub wada kirtaa qaniya shekhoow

Cirka nimanka sahanka u diray ee caadka ka hayaamay cadceeda iyo dayaxa dawladahan caawa kala sheegtay caynkeena soo wada mare iyo caado liitiya cilmigay ku gadheen dadwaa ku cimro qataaye carfi wuxuu ka muuqdaa shacbiga cafimaad qaba

Hankaa Laysku dhaafay ee Dadkuba Haybta Guud Siman Hoodiyo Nasiib waxaa ku ladhan dhidhid la hoorshaa lama helo wadadoow waxaan cidi ku howshoon.